Hormuud oo shirkado caalami ah ka guulaysatey & RW hore oo u hambalyeeyey + Sawirro

0

(Muqdisho) 23 Nof 2023 – ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐จ๐จ ๐‰๐š๐ซ๐ฆ๐šn๐ค๐š, ๐’๐ฉ๐š๐ข๐ง, ๐”๐Š, ๐๐š๐ฑ๐ซ๐ž๐ฒ๐ง, ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ข๐ง๐ ๐š๐ฉ๐จ๐ซ๐ž ๐ฎ๐ ๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅa๐ฒ๐ฌ๐š๐ญe๐ฒ ๐€๐›๐š๐š๐ฅ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐ˆ๐ฌ๐ ๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐€๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š.

Guddoomiyaha Hormuud Telecom, Axmed Maxamuud Yuusuf, ayaa Soomaaliya guul uga soo hooyey billadda ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐’๐š๐ง๐ง๐š๐๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ‘ ee abaalmarinta Isgaarsiinta Adduunka, oo Shirkadda ๐“๐จ๐ญ๐š๐ฅ ๐“๐ž๐ฅ๐ž๐œ๐จ๐ฆ ee fadhigeedu yahay Dalka Ingiriiska ay ku abaalmariso hoggaamiyayaasha shirkadaha isgaarsiinta caalamka ee ku guuleystay horumarinta isgaarsiinta iyo teknoolajiyadda Dalalkooda.

Guddoomiye Axmed ayaa noqonaya hoggaamiyihii 25แตƒแตƒแตˆ ee ku guuleystay abaalmarintan oo lagu guddoonsiiyey xaflad xalay ka dhacday magaalada Amsterdam ee dalka Netherlands.

Hormuud Telecom ayaa ah shirkaddii ugu horreeysay ee Soomaaliyeed oo ka qaybgasha tartankan oo ay ku loollamaan hoggaamiyayaasha shirkadaha ugu waaweyn isgaarsiinta caalamka.

Waxaana Guddoomiye Axmed sannadkan kula tartamay, uuna uga guuleystay madaxda shirkadaha ๐ƒ๐ž๐ฎ๐ญ๐ฌ๐œ๐ก๐ž ๐“๐ž๐ฅ๐ž๐ค๐จ๐ฆ ee Dalka ๐‰๐š๐ซ๐ฆ๐š๐ฅ๐ค๐š, ๐Œ๐š๐ฌ๐Œ๐จ๐ฏ๐ข๐ฅ ๐“๐ž๐ฅ๐ž๐œ๐จ๐ฆ ee ๐’๐ฉ๐š๐ข๐ง, ๐‚๐จ๐ฅ๐ญ ๐“๐ž๐œ๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ ๐’๐ž๐ซ๐ฏ๐ข๐œ๐ž๐ฌ ee ๐ˆ๐ง๐ ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š, ๐๐š๐ก๐ซ๐š๐ข๐ง ๐๐ž๐ญ๐ฐ๐จ๐ซ๐ค ee dalka ๐๐š๐ฑ๐ซ๐ž๐ฒ๐ง iyo shikradda ๐Š๐š๐œ๐ข๐Ÿ๐ข๐œ ๐๐ซ๐จ๐š๐๐›๐š๐ง๐ ๐’๐š๐ญ๐ž๐ฅ๐ฅ๐ข๐ญ๐ž๐ฌ ee fadhigeedu yahay Dalka ๐’๐ข๐ง๐ ๐š๐ฉ๐จ๐ซ๐ž.

“Guddoomiye Axmed oo nagu nagu hoggaamiyay in aan noqonno Shirkadda isgaarsiineed ee ugu weyn Soomaaliya, ayaa todobaadkii horena dalka Koofur Africa lagu guddiinsiiyay abaalmarinta๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐’๐š๐ง๐ง๐š๐๐ค๐š ee ay bixiso ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐œ๐š ๐“๐ž๐œ๐ก ๐…๐ž๐ฌ๐ญ๐ข๐ฏ๐š๐ฅ, oo uu uga guuleystay madaxda shirkadaha ๐Ž๐ซ๐š๐ง๐ ๐ž ๐„๐ ๐ฒ๐ฉ๐ญ, ๐•๐จ๐๐š๐œ๐จ๐ฆ ๐†๐ซ๐จ๐ฎ๐ฉ, ๐’๐š๐ฌ๐Ÿ๐ข๐ง ๐๐š๐ง๐ค, iyo ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐œ๐š๐ง ๐๐š๐ง๐ค,” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Hormuud.

“Waa guul taariikhi ah oo Guddoomiyaha Shirkadda Hormuud Telecom uu Soomaaliya iyo isgaarsiinta Dalkeena uga soo hooyay tartanka Abaalmarinta Isgaarsiinta Adduunka.” Ayaa la raaciyey qoraalka.

RW hore ee Xasan C Khayrre ayaa Hormuud iyo Axmed ugu hambalyeeyey guushan ay gaareen.

Hadalsame Media