(Hadalsame) 21 Sebt 2023 – Waxaa jira warar been abuur ah oo internetka lagu faafiyay oo sheegaya in dugsiyada xannaanada Iswidhan carruurta la siiyo macluumaad la xiriira galmada. Waana arrin bulshada reer Järva ka kala qabaan afkaar kala duwan.
Degmooyinka Stockholm, Göteborg iyo Malmö ayaa sheegay inay su’aallo kala soo gudboonaadeen waalidka oo ka welwelsanaa arrintan.
Mawduuca galmada, ogolaanshaha iyo xiriirka ayaa marka ugu horreeysa ”daraasad ahaan” loogu dhigaa carruurta dugsiyada dhexe (laga bilaabo fasalka 4), sida ku cad xogta.
Halkan hoose ka dhegeyso….
Hadalsame Media