Maxaa ka raacay markii uu Crouch bunisyoon ridis kula tartamay Joe Cole? (Daawo)

0

(Hadalsame) 16 Sebt 2023 – Laacibkii hore ee Peter Crouch ayaa si cajiib ah uga dhex muuqday TV toos ah isaga oo qaadista laadadka xorta ah kula tartamaya Joe Cole kahor kulankii ay Wolves la ciyaartay Liverpool.

Laacibkii hore ee Liverpool ayaa is bar bar dhigay Darwin Nunez waraysi uu dhowaan siiyey Mail Sport, laakiin macallinka Reds ee Jurgen Klopp ayaa laga yaabaa inuu laba jeer ka fikiri doono sheegashadaasi kaddib markii uu laacibkan oo haatan ciyaarta falanqeeyaa uu kufay isagoo kubbad qaadaya.

Crouch ayaa markii uu kufay si reer magaalnimo u dhoolla caddeeyey gegada Molineux waxaana ku camirtay daadihiyaha hilika ciyaaraha TNT Lynsey Hipgrave iyo Joe Cole.

Halkan hoose ka DAAWO….

Hadalsame Media