(Suffolk) 31 Agoosto 2023 – Waxaa fiidkii la samaynayaa Iskuu Aadka CL iyadoo 32-da kooxood ee ka qaybgelaya loo kala qeybiyey afar dheri.
Dheriga 1-aad waxaa ka buuxa ku guulaystayaasha Champions League, Europa League iyo kooxaha ku guulaystey horyaalka gudaha dalkooda.
Dheriga 2 ilaa 4 waxaa lagu go’aamiyaa booska naadiyada ee qiimaynta UEFA. Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan qiimaynta UEFA waxaad ka heli kartaa halkan.
Kooxaha hal dheri iskula jira iskuma aadayaan, sidoo kale kooxna kuma dhici karto koox ka socota waddankooda. Wixii dheeraad ah oo kale ayaa la filayaa in lagu dhawaaqo kahor isku aadka.
Isku Aadka Champions League: Dheriyada
Dheriga 1-aad
- Manchester City
- Sevilla
- Barcelona
- Napoli
- Bayern Munich
- Paris Saint-Germain
- Benfica
- Feyenoord
Dheriga 2-aad
- Real Madrid
- Manchester United
- Inter Milan
- Borussia Dortmund
- Atletico Madrid
- RB Leipzig
- Porto
- Arsenal
Dheriga 3-aad
- Shakhtar Donetsk
- Red Bull Salzburg
- AC Milan
- Braga
- PSV Eindhoven
- Lazio
- Red Star Belgrade
- Copenhagen
Dheriga 4-aad
- Young Boys
- Real Sociedad
- Galatasaray
- Celtic
- Newcastle
- Union Berlin
- Antwerp
- Lens
Isku Aadka Champions League: Taariikhaha kulammada
- Matchday 1: 19 / 20 September 2023
- Matchday 2: 3 / 4 October 2023
- Matchday 3: 24 / 25 October 2023
- Matchday 4: 7 / 8 November 2023
- Matchday 5: 28 / 29 November 2023
- Matchday 6: 12 / 13 December 2023
- Round of 16: 13 / 14 / 20 / 21 February and 5 / 6 / 12 / 13 March 2024
- Quarter-finals: 9 / 10 and 16 / 17 April 2024
- Semi-finals: 30 April / 1 May and 7 / 8 May 2024
- Final: 1 June 2024
Hadalsame Media