Joojinta DF ee aaladaha Somalia laga xiray oo abuurtay hadal hayn caalami ah (Maxay dunidu ka qortay?)

0

(Hadalsame) 21 Agoosto 2023 – Dunida ayaa si wayn u hadal haysa xiritaanka ay soo rogtey DF Somalia oo shalay soo saartay amar lagu xirayo aaladahan, iyagoo ka bixinaya jawaabo kala geddisan.

DF Somalia ayaa xiritaanka u sababaysay dhaqanxumo halkaa lagu baahiyo iyo inay ammaanka halis ku yihiin oo ay adeegsadaan kooxaha argagixisada ah, sida ay sheegeen.

Waxay u qabteen in lagu xannibo ilaa ugu dambayn 24-ka Agoosto oo Khamiista ku beegan oo ah waqtiga ay shirkadaha isgaarsiintu xiri karaan apps-kan.

Warbaahinta caalamka iyo midda bulshada ayaa aad wax uga qoraysa tillaabada ay qaadday DF Somalia, taasoo ay dad badani soo jeediyeen inay tahay tillaabo ku dayasho mudan, halka qaarkood ay ku gaabsadeen inay war ahaan u qoraan oo kaliya.

Halkan hoose ka eeg…

Hadalsame Media