(Hargaysa) 17 Luulyo 2023 – Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa hadda shaaciyay jadwalka Doorashooyinka.
Guddiga oo aad looga dhursugayey ayaa ku dhawaaqay in doorashada xisbiyada Maamulka Somaliland la qabanayo 28-ka Diseembar 2023.
Halka doorashada MW iyo Xigeenkiisa lagu beegay bil kahor dhammaadka muddo-xileedka Biixi iyo Saylici waana 13-ka Nofeembar 2023.
Hadalsame Media