(Hadalsame) 04 Luulyo 2023 – Waxaa lasoo saaray liiska wadammada aan lahayn hannaan doorasho amaba ay ka dhacaan doorashooyinka lagu shubto ee magac u yaalka ah.
Waxaa dalalkaa hoggaanka u haya dalka Afghanistan, waxa ku xigta oo 2-aad cariirsatay Myanmar, waxaana sedexaad ku jira North Korea.
Bariga Afrika waxaa uga jira Djibouti, Eritrea iyo Sudan marka la eego liis ka kooban 30 waddan, halka dalkeenna Somalia aanu taxan ku jirin.
Halkan hoose ka eeg 30-ka dal ee ugu horreeya dalalka aysan ka dhicin doorasho caafimaad qabta ama aan gebi ahaanba laga qaban.
🇦🇫Afghanistan
🇲🇲Myanmar
🇰🇵North Korea
🇸🇾Syria
🇹🇲Turkmenistan
🇹🇩Chad
🇱🇦Laos
🇬🇶Equatorial Guinea
🇹🇯Tajikistan
🇨🇳China
🇾🇪Yemen
🇧🇾Belarus
🇪🇷Eritrea
🇱🇾Libya
🇸🇦Saudi Arabia
🇧🇮Burundi
🇻🇪Venezuela
🇸🇩Sudan
🇳🇮Nicaragua
🇨🇺Cuba
🇻🇳Vietnam
🇩🇯Djibouti
🇨🇬Congo
🇭🇹Haiti
🇦🇪UAE
🇿🇼Zimbabwe
🇧🇫Burkina Faso
🇰🇭Cambodia
🇺🇿Uzbekistan
🇴🇲Oman
Hadalsame Media