(Hadalsame) 19 Juun 2023 – TAARIIKH NOLOLEEDKA Jeneraal Ibraahim Sheekh Muxyaddin Caddow wuxuu ku dhashay magaalada Cadalle ee Gobolka sh dhaxe, sanadkii 1959 dii. Wuxuu tacliinta Hoose iyo xifdinta Qur’aanka ku bartay isla magaaladii uu ku dhashay.
Waxbarshada Dhexe iyo Sare waxa uu ku qaatay Dugsiyada Bartamaha iyo Raage Ugaas ee magaalada Muqdisho.
Wuxuu ahaa kamid ahaa dufcad loo qaatay kulliyada cidanka ee sanadkii 1978-kii isaga oo kaga qalin jabiyay Shahaadada Darajada Koowaad ee Jaamacadda 1986-dii.Dowlada Kacanka markee dhaceysay Gaashanle ahaa Dowladii C/laahi Yusuf Koneeel naqday kidib Dowladahii ka danbeeye jananka helay
Shahaadada labaad (Masters) wuxuu ka diyaariyay Jaamacadda Talyaaniga ah ee Academic Modena – Italy.
Jen. Ibraahim Sheekh Muxiyaddiin ayaa loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka, Ibraahim Sheekh Muxiyaddiin ayaa soo noqday Madaxii Hab-maamuuska Madaxtooyada iyo ilaalada Madaxtooyada Koofiya Casta Madaxtooyada muddo xileedkii hore ee Madaxweyne Xasan Sheekh min 2015 ilaa 2017-kii.
W; D: Cumar Maxamuud Amoore
Hadalsame Media