Liiska kooxaha ugu guulaha badan Afrika oo lasoo badhigay (Halka koox ee Somalia uga jirta?)

0

(Hadalsame) 11 Juun 2023 – Waxaa lasoo saaray liiska kooxaha ugu guulaha badan dalalka qaaradda Afrika waxaana ka dhex muuqda koox ka dhisan dalka Somalia.

Waxaa lasoo bandhigay guulaha maxalliga ah ee ay koox kastaahi hanatay waxaana Somalia ku matalaysa kooxda Horseed SC ee Ciidamada Xoogga oo 18 koob qaadday.

Dalka Jabuuti waxaa booska koowaad ku jirta kooxda Djibouti Telecom oo 10 koob leh, Itoobiya waa St Gearge oo 63 urursatay, halka Kenya ay hoggaaminayso Gormahia oo 57 koob leh.

Halkan hoose ka eeg….

May be an image of map and text that says 'The Most Successful Teams In Africa per Country Esperance Wydad JS kabylie AlItthad AlAhly cS Mindelense ASC Diaraf Wallidan SC de Bissau Horoya Nouadhibou Stade Malien Sahel Sc East Red Gazelle Lions AlMerrikh Enyimba George l-Salam Wau Tempete Mocaf Mighty Barrolle Asec Mimosas Kotoko Canon Yaounde Djibouti DjiboutiTelecom Telecom Horseed Sc Sony Nguema AS Mangasport Etoile KCCA ARPF Sporting Praia Cruz Mazembe Mahia Noirs Michel Utd Vital'OF Young Africans Petro Atletico Nkana Coin Nord Big Bullets FC Black Africa ynamos Costad Sol Township Rollers CNaPS Sport Fire Brigade Matlama FC Kaizer Chiefs'

Hadalsame Media