(Manchester) 11 Juun 2023 – Xulka Adduunka ee World XI ayaa kor u qaaday koobka Soccer Aid oo lagu dhifay garoonka Old Trafford iyaga oo u dabaaldegaya guushii ay ka gaareen xulka England. Halkan ka arag sawirrada…
Si kedis ahna waxa uu ahaa koobkiisii ugu horreeyey ee uu ku qaado England hantay Mauricio Pochettino, oo watey Xulka Adduunka, inkasta oo uu horay u soo maamulay Spurs. Waxaa laga yaabaa in guushani ay muujinayso waxa usoo socda Chelsea. Kaftan.
Old Trafford ayaa martigelisey kulankan maanta oo runtii ahaa mid aad u xiise badnaa oo ay iskugu yimaadeen xiddigaha ciyaara ciyaaraha kala geddisan min Mohamed Farah ilaa Usain Bolt iyo Totti iyo Roberto Carlos.
Xulka England oo 4-2 lagu garaacay ayaa waxaa lagu ciqaabay khalad uu galay Sir Mo Farah, taasoo keentay in si sahal ah looga dhaliyo. Halkan hoose ka eeg safafka.
WORLD XI: 4-2-4: Ben Foster, Heather O’Reilly, Sam Claflin, Roberto Carlos, Mo Gilligan, Noah Beck, Patrice Evra, Maisie Adam, Usain Bolt (C), Francesco Totti, Hernan Crespo.
ENGLAND: 3-4-3 – David James, Gary Neville, Gary Cahill, Bugzy Malone, Joel Corry, Jill Scott (C), Jack Wilshere, Tom Hiddlestone, Liam Payne, Tom Grennan, Jermain Defoe.
It’s time to vote for your #SoccerAid for @UNICEF_uk player of the match!
With @AspreyLondon 🏆
— Soccer Aid (@socceraid) June 11, 2023
🇮🇹 @Totti up front
💫 @NoahBeck in the middle
🎶 Super @BenFoster in goal
Here’s your World XI lineup 🤩 @PUMAFootball x @PUMATeamwear pic.twitter.com/NXpcp97JUL
— Soccer Aid (@socceraid) June 11, 2023
💪 @twhiddleston and @LiamPayne start
💥 @Tom_Grennan on the left
🏴 @GNev2 and @GaryJCahill in defence
Here’s your England starting XI for this evening 📝@primark || #SoccerAid pic.twitter.com/HpW97vSUyC
— Soccer Aid (@socceraid) June 11, 2023
CHAMPIONS! 🏆
A massive congratulations to the World XI! #SoccerAid || @UNICEF_uk || @AspreyLondon pic.twitter.com/EEmWgFkXZx
— Soccer Aid (@socceraid) June 11, 2023
Hadalsame Media