Aabbaha Macallin Xigeenka Man City oo isagoo nool la helay (Maxaa xalay dhacay?)

0

(Istanbul) 11 Juun 2023 – Aabaha kaaliyaha macallinka Manchester City Enzo Maresca, Pasquale, ayaa la helay ka dib markii la sheegay in la waayay kaddib guushii ay kooxda Ingiriiska ihi ka gaartey final-ka Champions League.

Kaddib markii ay 1-0 kaga badiyeen Inter Milan, taageerayaasha City, ciyaartooyda iyo shaqaalahooda ayaa ku damaashaadayey guusha Istanbul, laakiin sida ay sheegayaan wararka Corriere dello Sport aabihii ayaa la waayey.

Booliiska Turkiga ayaa lagu wargeliyey oo waxay ka shaqaynayeen sidii ay u heli lahaayeen Mr Maresca, laakiin waa la helay oo sida laga soo xigtey Gazetta Dello Sport ‘waana wanaagsan yahay hadda kaddib cabsidii hore.

Maresca, oo sida laga soo xigtey Scottish Sun lala xiriirinayo booska macallinnimada Celtic ee bannaan, waxa uu la shaqaynayey macallin Pep Guardiola tan iyo Luulyo 2022-kii.

His father had reportedly flown into Istanbul in the days prior to the final to watch the match.

Aabihii ayaa la sheegay inuu u duulay Istanbul maalmo kahor ciyaartii final-ka si uu ciyaarta halkaa ugu daawado. Halkan kasii aqri…

Hadalsame Media