(Moscow) 03 Maajo 2023 – Ruushka ayaa sheegay inay xaq u leeyahay inuu ka aarguto “meel kasta iyo waqti kasta oo ay u arkaan lagama maarmaan” iyadoo laga jawaabayo weerar diyaaradaha aan duuliyaha lahayn oo lagu qaaday guriga Madaxwayne Vladimir Putin, sida uu sheegay Kremlin-ku.
Muuqaallo haatan soo baxaya ayaa muujinaya sida uu u dhacay weerarka lagu qaaday qasriga MW Ruushka ee Vladimir Putin. Halkan ka DAAWO…
Kremlin-ka ayaa Ukraine ku eedaysay inay ku dhaqaaday waxa ay ugu yeereen “fal argagixiso”.
Waxa ay kaloo sheegeen in ciidamada Ruushka iyo kuwa ammaanka ay naafeeyeen diyaaradahan kahor inta aysan duqaynin halkii loo qoondeeyey.
NEW: Kremlin says “Ukrainian” drones attacked Putin’s residence in Moscow last night, but he is safe pic.twitter.com/nQFDNDhpvw
— Ragıp Soylu (@ragipsoylu) May 3, 2023
Hadalsame Media