(Muqdisho) 02 Maajo 2023 – Maamulka warbaahinta Bile Media ayaa ku gacan seyray eedeymo uga yimid bahda waxbarashada Soomaaliya oo ku eedeeyay baahinta filim ay ku sheegeen in uu yahay mid dhaawacaya dhaqanka iyo anshaxa Soomaalida isla markaana duullaan ku ah waxbarashada Soomaaliya, sida ay hadalka u dhigeen.
Filimka Arday oo aad looga hadal hayay warbaahinta iyo baraha ay bulshada ku xiriirto ayaa waxaa dood ka keenay bahda waxbarashada, waxayna ugu baaqeen Bile Midia in ay raalligelin ka bixiyaan filimkaasi isla markaana ay joojiyaan baahintiisa.
Eedeymahaasi ayaan ka wareystay Aweys Xasan Maxamed oo ka tirsan maamulka sare ee shirkadda Bile Media ayaa BBC uga warramay. Halkan ka DHEGEYSO….
Hadalsame Media