Dalka leh garoomada caalamiga ah ee Afrika oo la qiimeeyey (Somalia oo gashay boos lama filaan ah & Inta garoon oo loo aqoonsan yahay?)

0

(Hadalsame) 17 Abriil 2023 – Waxaa la qiimeeyey dalalka Afrika ugu garoomada badan, gaar ahaan kuwa caalamiga ah.

Sida ay sheegtay Hay’adda Caalamiga ah ee Rakaabka iyo Duullimaadyada Diyaaradaha, waxaa kaalinta koowaad ku jirta Masar oo leh 12 garoon oo heer caalami ah.

2 – aad waa dalka Nigeria oo 8 leh, halka 3 -aad ay ku jirto Tunisia oo 7 garoon leh.

Bariga Afrika waxaa ugu sarreeya dalka Kenya oo leh ilaa 4 garoon oo caalami ah, halka dalal badan oo ay Somalia, Itoobiya iyo Uganda ay ku jiraan loo hayo min hal garoon oo qura.

Somalia: Security forces kill attackers at Mogadishu airport – DW – 03/23/2022

Hadalsame Media