(Hadalsame) 06 Abriil 2023 – Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa kasoo kabanaysa dagaallo iyo nidaam la’aan muddo dheer ka taagnaa.
Weli waxaa magaalada ka dhaca qaraxyo iyo falal dhagaraysan, balse waxaa sidoo kale ka jira horumar baahsan oo wax ka taraya heerka nololeed, waloow ay badiyaa maqan yihiin adeegyadii dowladeed sicir barar aan xadidnayna uu jiro.
Yeelkeede, Muqdisho ayaa ka baxday liiska 10-ka magaalo ee ay adag tahay in lagu noolaado marka guud ahaanba dunida la qiimeeyo.
Halkan hoose ka eeg liiska 10-ka magaalo ee ugu nolosha wanaagsan iyo kuwa ugu nolosha adag dunida.
Magaalo | Dal | Boos |
Vienna | Austria | 1 |
Copenhagen | Denmark | 2 |
Zurich | Switzerland | 3 |
Calgary | Canada | 3 |
Vancouver | Canada | 5 |
Geneva | Switzerland | 6 |
Frankfurt | Germany | 7 |
Toronto | Canada | 8 |
Amsterdam | Netherlands | 9 |
Osaka | Japan | 10 |
Melbourne | Australia | 10 |
Hadalsame Media