
(Nyon) 17 Maarso 2023 – Waxaa la sameeyey isku aadka Wareegga rubuc-dhamaadka EL oo ay sanadkan kooxo waawayni ku jiraan.
MAXAA XIGA? Lugaha koowaad iyo labaad ee ciyaaraha soo socda ee wareega 8-da ayaa kala dhici doona Abriil 13 iyo 20, kahor inta aan la gaarin semi-finalka oo dhacaya Maajo 11 iyo 18.
Finalka, oo lagu ciyaari doono gegada Budapest ee Puskas Arena Park, ayaa dhici doona Maaji 31.
Waxay kooxuhu isugu dhaceen sidatan:
Man United
vs

Sevilla
Juventus

vs

Sporting CP
Leverkusen

vs

Union SG
Feyenoord

vs

Roma
Hadalsame Media