Reer Yaman oo la waydiiyey dalka ay dunida ugu neceb yihiin & Somalia oo liiska ku jirta (Daawo)

0
A southern Yemeni separatist fighter waves his rifle at the site of an anti-government protest in the port city of Aden, Yemen January 30, 2018. REUTERS/Fawaz Salman

(Hadalsame) 27 Nof 2022 – Shacabka Yaman ayaa mikrafoonka lala dhex qaaday si loo waydiiyo hal su’aal oo ku saabsan dalka ay dunida ugu neceb yihiin?

Dadkii la waraystay ayaa ka hadlay dalalka uu midkoodba neceb yahay, waxaana ay qaar sheegeen inay neceb yihiin Somalia iyo Afghanistan, balse waxaa yaab leh sababta ay nacaybkoodu u cuskadeen.

Waxay dadka yiri inay dalalkan neceb yihiin ay sababta ku sheegeen inay yihiin dalal faqri ah oo sabool ah, iyadoo ay dadku la yaabeen inay Yamaniyiintu aaminsan yihiin inay Somalia ka saboobsan tahay iyaga oo waqti xaadirkan.

Halkan hoose ka DAAWO…

Hadalsame Media