TOBANKA garoon ee sanadkan ugu wanaagsan qaaradda Afrika oo lasoo saaray

0

(Hadalsame) 18 Nof 2022 – Waxaa lasoo saaray tobanka sare ee ugu tayada wanaagsan garoomada qaaradda Afrika marka si guud loo eego.

Waxaa kaalimaha ugu sarreeya ku jira dalka Koonfurta Afrika oo ah dhaqaalaha ugu ballaaran qaaradda Afrika oo kaalimaha hore wada qaadatay.

Gobolka ay Somalia ku taallo ee Bariga Afrika waxaa uga jira labada dal ee Itoobiya iyo Rwanda.

Halkan hoose ka eeg Tobanka Sare.

1. Cape Town International Airport

2. King Shaka International Airport
3. OR Tambo International Airport
4. Sir Seewoosagur Ramgoolam International Airport
5. Mohammed V International Airport
6. Marrakesh Menara Airport
7. Kigali International Airport
8. Addis Ababa Bole International Airport
9. Cairo International Airport
10. Bram Fischer International Airport

: Sir Seewoosagur Ramgoolam International Airport

Hadalsame Media