(Hadalsame) 16 Nof 2022 – Dowladda Canada ayaa xabsiga kasii daysey haweeney Candian ah oo dhowaan dalkaasi ku dishey gabar Soomaali ah.
Haweenaydan ayaa magaalada Saskatoon ee dalkaasi ku dishey gabadha Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jirey Hodon Xaashi.
Soomaalida Canada oo aad uga xumaaday xukunka sii daynta islamarkaana dareensan in aysan gabadhoodhu caddaalad helin ayaa sheegey in ay qorshaynayaan bannaanbaxyo cabasho ah.
Halkan ka DHEGEYSO
Hadalsame Media