(Hadalsame) 16 Sebt 2022 – MW Somalia ee Xasan Sheekh ayaa Maraykanka ka codsaday in kaalmo farsamo iyo mid siyaasadeed laga siiyo sidii loosoo celin lahaa ciidanka lagu tababaray Eritrea
“Ciidamada Soomaaliya ayaan looga soo celin Ereteriya sababtoo ah Madaxwayne Isaias Afwerki ayaa diiddan in uu dib u celiyo, sababo la xiriira khilaafaadyada siyaasadeed ee dalka ka jira.” ayuu Haaruun Macruuf sheegay inuu Xasan u sheegay Maraykanka.
Waxa uu sheegay in Eritrea ay arrintan la leedahay “ujeeddooyin wanaagsan” marka la eego tababarka ciidamada Soomaaliya.
MW Somalia ayaa Maraykanka ka codsaday in ciidankan oo 5,000 gaaraya oo aanay Eritrea kaliya tababarine ay sidoo kale qalabaysay ay gacan ka siiyaan sidii loo keeni lahaa dalka si ay ula dagaallamaan Shabaabka oo haatan guluf culus lagu wado.
BREAKING: president @HassanSMohamud says reason Somali troops were not returned from Eritrea in the past is because President Isaias Afwerki refused to send them back due to the political differences in the country. He said Eritrea had “good intentions” in training Somali forces.
— Harun Maruf (@HarunMaruf) September 16, 2022
Hadalsame Media