(Hadalsame) 31 Agoosto 2022 – Maxaa ka jira wararka sheegaya in dad ay waxyeelo kasoo gaartay qabashada Number lagu baahiyey baraha bulshada kaasi oo qofkii qabta uu xanuunsanaya ama suuxayo.
Wariyaha Dalsan Abuukar Dayax ayaa arrintan ka wareystay Mid ka mid ah dadka deegaanka degmada Wanlaweyn ee G/Sh/hoose oo sheegay inuu la kulmay dad numberkaas qabtay oo waxyeelo ay soo gaartay.
Wuxuu sheegay in qofkaa uu lambarku usoo dhacay isaga oo dukaan ku dhex jira.
Hadalsame Media