Guddoonka Baarlamanka oo lagu qabtay iyagoo isla xamanaya xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka (Dhegeyso)

0

(Muqdisho) 21 Agoosto 2022 – Waxaa soo baxay codka Guddoonka iyo Guddoon Xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka oo rakadii Baarlamanka ku xamanaya xildhibaan.

Xildhibaankaasi waa Sareedo oo ka tirsan Golaha Shacabka taasoo ah fadeexad dul-hoganaysa guddoonka.

Sida muuqata Guddoonku war uma hayaan inuu weli furan yahay mikrofoonku, waxayna si furan uga hadlayaan Xildhibaanadda.

Arrintan ayaa hubaashii wax badan u dhimaysa mas’uuliyadda iyo isku hallaynta Guddoonka Aqalka Hoose ee Baarlamanka DF Somalia.

Halkan ka DHEGEYSO…

Hadalsame Media