(Hadalsame) 01 Jan 2022 – Magaalada Borlänge oo ay deggan yihiin 52 590 oo qof waxaa ku yaalla qiyaasrii 5223 oo shirkadood oo inta badan gaar loo leeyahay.
Waxaa haddaba sanadihii ugu dambeeyey soo badanayey dadka samaynaya shaqooyinka cusub, waxaana ka mid ah Maryan Cabdulle Warsame oo keentay ra’yi ku saabsan makhaayad wareegaysa oo gaari saaran.
”Ganacsiga waan jeclahay”, ayay tiri.
Hadalsame Media