(Hadalsame) 27 Jan 2022 – Goobaha masaajka ah ee duugista ama daliigista sameeya ayaan ahayn meelo ay Soomaalidu inta badan iyadu furato oo ka ganacsato.
Ha yeeshee, Max’ed Khaliif Cabdullaahi ayaa wuxuu furay meel la isku daliigo oo ay Soomaaliyi leedahay tii ugu horreeysey ee laga sameeyo magaalada Borlänge.
Khaliif oo sheegay inay adeegyo uga sameeyaan Soomaalida deggan xaafadaha Tjäna Ängar, mar dhowna ay ku darayaan qayb dumarka.
Hadalsame Media