(Hadalsame) 19 Jan 2022 – Ciidamada Xoogga Sweden ayaa sheegay inay sharciyad u haysanin inay soo ridaan daroonno maalmihi dambe dul haadayey wershado kuwa nukliyeerka ah oo ku yaalla Sweden.
Gaashaanle Ulf Lepp, oo ah madaxa Qaybta Daafaca Daroonnada ugu qaybsan Ciidamada Xoogga ayaa sharraxaya sida ay xaaladdan iminka u wajahaan.
‘“Waxaan booliiska ka codsan karnaa inay arrintan naga caawiyaan, kaddibna annaga ayaa iyaga howlaha qaar ka taageerna,”ayuu yiri.
Hadalsame Media