(Hadalsame) 04 Jan 2022 – Weli waxaa sii taagan dhibaato ka jirta qaar badan oo ka mid ah degmooyinka dalka taasoo ah in shaqaalaha daryeelka waayeelku aysan si fiican ugu hadli karin luuqadda Iswiidhishka, sida uu muujinayo sahanka Ekot.
Sanad kahor, Guddiga Corona ayaa sheegay in ay arrintani halis u horseedi karto dadka halkaa lagu hayo ee deggan.
81 sano jir lagu magacaaabo Jack Larsson oo hela daryeelka guriga iyo kan waayeelka oo qaba xanuunka shallalka ama istaroogga ayaa sheegay in ay ku adkaato in uu fahmo shaqaalaha qaarkood.
Hadalsame Media