”Saacadihii shaqada unbaa kordhay e mushaharku waa sidiisii.” – Max’ed Xamari oo ka mid ah darawallada basaska (Dhegeyso)

0

(Barås) 29 Dis 2021 – Shirkadda basaska ee Nobina ee ka howlgasha Sjuhärad ayaa dhowaan soo rogtey in darawallada kexeeya basaskeedu ay shaqeeyaan 13-saacadood oo ah waqti aad uga badan 9 saacadood oo awal la shaqayn jirey maalintii.

Si aannu arrintan xog dheeri ah uga helno waxaannu waraysannay Max’ed Faarax Xamari wuxuuna ka hadlayaa in aan shaqadii uun lagu badiyey balse aan mushaar loo kordhin dhibaato caafimaadna ay dareemayaan.

”Saacadaha unbaa kordhay e mushaharku waa sidiisii.” ayuu yiri Xamari.

Hadalsame Media