(Hadalsame) 06 Dis 2021 – Hinda Cali Xasan (Wacan) oo ah gayfane bulsho ayaa ku guulaysatey abaalmarinta Rosspig 2021 oo laga bixiyo Kamuunka ay deggan tahay ee Norrtälje.
Hinda ayaa haddaba Idaacadda Sweden uga warrantay waxa ay iyadu shakhsiyan u aragto inay abaalmarintaa ku mutaysatay.
”Waxaa abaalmarintan la igu siiyey inaan shaqo ka dhigtay caawinta waalidiinta ku cusub dalka Sweden. ayay tiri Hinda oo la hadlaysa Idaacadda Sweden.
Hadalsame Media