Somalia oo 28 dal ka sara martay Qiimaynta Tayada Nololeed ee Caalamka (Arag liiska oo dhan)

0

(Hadalsame) 07 Okt 2021 – Dalka Finland ayaa kaalinta 1-aad ka galay Qiimaynta Tayada Nololeed ee Caalamka, iyadoo ay ku xigaan 3 dal oo Scandinavia ah oo ku jira 2-aad ilaa 5-aad, marka Belgium laga reebo.

Qiimayntan oo loo cuskaday waxyaabo ay ka mid yihiin sida loo heli karo fursadda nolol tayaysan ayaa waxaa ka muuqata Somalia.

Dalkeenna Somalia ayaa qiimaynta sanadkan 2021 aduunyada ka galay kaalinta 137-aad, taasoo u fasirmaysa inuu ka sarreeyo 28 dowladood.

Waxaa dalalka ay Somalia ka nolol sarrayso ka mid Jabuuti, Eritrea iyo qaar kaloo badan.

Halkan ka akhri…

Hadalsame Media