DHEGEYSO: Jahawareer ka taagan inay shaqo tegi karaan dumarka UURKA leh xitaa marka ay is TALLAALAAN

0

(Hadalsame) 30 Sebt 2021 – Hayadda caafimaadka bulshada iyo hayadda bay’adda shaqada ayaa ku kala duwan aragtida in dumarka uurka leh iyo shaqada.

Dumarka uurka leh ayaa loo arkaa inay ka mid yihiin dadka halista uu ku yahay corona wixii ka danbeeya xilliga uu uurkoodu gaaro todobaadka 20-aad.

”Waxa ii haray dhowr todobaad oo kaliya kadibna waa inaan shaqada ka joogaa”, ayay tiri Jenny Anderberg.

Hadalsame Media