
(Hadalsame) 27 Sebt 2021 – Waxaa shalay guuldarro xanuun badan kooxda Spurs dusha u saartay kooxda Arsenal oo 3-1 ku badisay kulankii adkaa ee Derby-ga Woqooyiga London.
Haddaba, falanqaynta kulankaasi iyo waxa iska bedeley Serie A-da Talyaaniga waxaa soo saaraha barnaamijka ciyaaraha ee VOA Jamaal Cusmaan la falanqaynaya Maxamed Xaaji, Tifaftiraha Hadalsame Media ee hoos ka dhegeyso.
Hadalsame Media