TOPSHOT - Afghan resistance movement and anti-Taliban uprising forces stand on the back of a pickup truck as they gather in Abshar district, Panjshir province on August 28, 2021. - Panjshir -- famous for its natural defences never penetrated by Soviet forces or the Taliban in earlier conflicts -- remains the last major holdout of anti-Taliban forces led by Ahmad Massoud, son of the famed Mujahideen leader Ahmed Shah Massoud. (Photo by Ahmad SAHEL ARMAN / AFP) (Photo by AHMAD SAHEL ARMAN/AFP via Getty Images)
(Kabul) 07 Sebt 2021 – Wararkii ugu dambeeyey ee ka imanaya Dooxada Panjshir Valley ayaa sheegaya in dagaalka ay Daalibaanku halkaa kula wareegeen ay ku jireen gacmo kale.
Ciidamada Cirka Pakistan oo adeegsanaya daroonno ayaa la sheegayaa inay duqeeyeen Gobolka Panjshir, si ay Daalibaanka u siiyaan taageero cireed.
Waxaa eeddaa jeediyey Xildhibaankii hore ee Samangan, Md Zia Arianjad, kaasoo u sheegay Aamaj News in daroonnada is wada ee Pakistani ay cirka ka duqeeyeen Panjshir, iyagoo weliba adeegsanaya bambooyinka casriga ah ee loo yaqaan ”smart bombs.”
Fahim Dashty, oo ahaa Afhayeenkii kooxdii RFS ee halkaa ka dagaallamaysey ayaa dagaalka ku dhintay, halka la la’yahay Saalax iyo Mascuud, taasoo jug niyadeed oo culus u gaysatey kooxdii halkaa isku urursanaysey.
TOPSHOT – Afghan resistance movement and anti-Taliban uprising forces stand on the back of a pickup truck as they gather in Abshar district, Panjshir province on August 28, 2021. – Panjshir — famous for its natural defences never penetrated by Soviet forces or the Taliban in earlier conflicts — remains the last major holdout of anti-Taliban forces led by Ahmad Massoud, son of the famed Mujahideen leader Ahmed Shah Massoud. (Photo by Ahmad SAHEL ARMAN / AFP) (Photo by AHMAD SAHEL ARMAN/AFP via Getty Images)
(Hadalsame) 09 Maarso 2025 - Calooleyda ayaa inta badan la jar jaraa, waxay dadka inta badan isticmaalaan midda ariga iyo idaha.
Bulshooyinka qaar ee adduunka...
(Hadalsame) 01 Dis 2023 – Xoghayihii hore ee Arrimaha Dibedda ee Maraykanka, Henry Kissinger, oo kaalin mug leh ku lahaa siyaasadda arrimaha dibadda xilligii...