DARAASAD: Dhalashada dadka ugu badan ee daroogada internet-ka ka iibsada oo la ogaadey (Tirakoob lama filaan ah)

0

(Hadalsame) 01 Sebt 2021 – Golaha Kahortagga Dembiyada ee BRÅ ayaa isbarbardhig ku samaysay xiriirka ka dhexeeya dadka daroogada internet-ka ka iibsada iyo kuwa jidadka ku iibiya.

Katharina Tollin, waa baare ka tirsan hay’adda BRÅ oo ay dowladdu arrintan u xilsaartay.

”87% daroogada ka iibsada Darknet waa Swedish asli ah, ayay tiri Tollin oo ah baare ka tirsan BRÅ.

Hadalsame Media