ISKA JIR! Dhaca internet-ka oo aad ugu kordhay Sweden & xeesha la adeegsanayo (Dhegeyso)

0

(Hadalsame) 24 Agoosto 2021 – Ashtakooyinka Booliiska loo gudbinayo ee ku saabsan dadka lagu dhacayo iidhehyo been abuur ah oo Online ah oo alaabooyinka lagu gadayo aysanba jirin ayaa kordhay 50%.

Dadka xeeshan lagu furtay waxaa ka mid ah Toivosdotter Sternebom oo haybteeda qofeed loo adeegsadey iidhehyo been abuur ah.

”Waa adag tahay in arrintan la xalliyo,” ayuu yiri Jan Olsson oo ka tirsan IT Center.

Hadalsame Media