(London) 06 Luulyo 2021 – Waxaa caawa is fara saaraya laba camaaliqo qaaradeed marka ay kulmaan Talyaaniga iyo dalka ay muddada dheer coltamayeen ee Spain oo ku ballansan nus-dhamaadka Euro 2020.
Waxaa labadan dal oo ciyaarayey tan iyo 1920-kii oo ay Olombikada isku arkeen, kulankoodan xiisaha badan warbixin dhinacyo badan taabanaysa ka diyaariyey Maxamed Xaaji.
Hadalsame Media