Somalia vs Cumaan 1-2 (Cumaan oo dirqi ku baxatay)

0

(Dooxa) 20 Juun 2021 – Waxaa caawa magaalada Dooxa ee dalka Qadar ku qabsoomaysa ciyaar isreebreeb ah oo loogu soo baxayo Koobka Carabta FIFA oo ah mid hadda uun la abuuray.

Waxaa ciyaartaas oo hal lug ah isku wajahaya dalka Somalia oo Qadar habeen hore ka degey xalayna tababarkii ugu dambeeyey ku sameeyey iyo dalka Cumaan, iyagoo dalkaa u adeegsanaya dal dhexdhexaad ah ahaan maadaama ay ciyaartu bug-bax tahay.

Hadalsame Media