(Stockholm) 29 Abriil 2021 – Wasiirka suuqa shaqada Eva Nordmark (S) ayaa dhowaantan ku talo bixisay in shaqo loo raadsado gobollada waqooyi.
- Hase yeeshee uu Cali Dair Yasin oo ku dhaqan waqooyiga Sweden sheegay in shaqaale loo baahan yahay, hase yeeshee ey guri la’aani ka jirto nawaaxigaa.
- “Dhallinyarada ayaan kula talin lahaa ciddii waayo aragnimo xirfadeed u baahan iney shaqo u soo raadsadaan nawaaxigan”, sida uu sheegay Cali Dahir Yasin.

Hadalsame Media