KASHIFAAD: Shirkado si sharci darro ah uga shaqeeya Örebro & dadka ay ka faa’iidaystaan (Dhegeyso)

0

(Örebro) 29 Maarso 2021 – P4 Örebro ayaa kashiftay in tiiyoo ay jirto in dhowr shirkadood oo dadka kaalmeeya loo arkay kuwo aan shaqada ka soo bixi karin ay misna weli sii shaqaynayaan sida ay ogaatey Hay’adda Kormeerka Daryeelka Caafimaadka ee IVO.

Linus Nordenskär, oo ah isu duwaha qaran ee Khasnadda Caymiska Bulshada ee Försäkringskassan ayaa ka hadlaya.

“Weli waa sii shaqeeyaan xitaa haddii aan lacagtii ka joojinney, ayuu yiri.

Hadalsame Media