(Muqdisho) 28 Maarso 2021 – Waxaa lasoo saaray liiska Xildhibaanno la sheegay in laga joojiyey ka qaybgalka ilaa 5 kulan oo Baarlamaani ah kaddib markii la sheegay inay jebiyeen sharciga nidaam hoosaadka Baarlamanka DF.
Haddaba, Xildhibaannada ayaa go’aankaa ku tilmaamay mid ”sharci darro ah” iyagoo ku dooday in ujeedku yahay in la doonayo in Baarlamanka lagu socodsiiyo ajendayaal sharci darro ah.
Sidee ayay Maamul-goboleedyadu haddaba u kala leeyihiin Xildhibaannadaas, Maamulkeese ka maqan?
GALMUDUG
Xuseen Iidow,
Mahad Salaad,
Dhuxuloow,
Abtidoon.
HIRSHABEELLE
Beene Beene
Cabdullaahi Maxamed
Cabdirisaaq Cumar
JUBALAND
Alankeey,
Xasan Yare,
Caanonuug,
Xiddig,
Jibriil.
PUNTLAND
Sadiiq Warfaa,
Faysal Cabdulle.
SOMALILAND
Cilmi Maxamed.
Waxaan hal qof uga jirin Xildhibaannada KG Somalia. Waxaa ugu badan Jubaland, waxaana ugu yar Somaliland.
Hadalsame Media