HAMBALYO: Galmudug vs Banaadir 2-2 (3-0) (Banaadir oo koobkii hanatay)

0

(Muqdisho) 31 Dis 2020 – Waxaa goor dhow gegada Enj. Yariisoow ex Koonis ka bilaabmaysa ciyaarta dhamaadka ah ee dhexsanaysa kooxaha Galmudug iyo Banaadir oo iskugu soo haray Koobka Maamullada.

Labada kooxood ayaa meelo badan iskaga mid ah dhanka tirakoobka bandhiggooda.

Tusaale, waxay ilaa haatan wada dhaliyeen min 6 gool, waxay guruubka kaga bexeen min 4 dhibcood waxayna iskula jireen hal wareeg.

Halkan hoose ka daawo…

Hadalsame Media