10-ka qabiil ee taariikhda ugu dagaalyahansan Afrika (Ma malayn kartid halka ay Soomaalidu uga jirto)

0

(Hadalsame) 27 Dis 2020 – Soomaalidu waa umad lagu yaqaan dagaalyahannimo, waloow nasiib xumo, ay dhacay in ay xilliyada casriga ay dagaalladaa inta badan iyagu isla hor taagan yihiin.

Waxaa haddaba barnaamij laga sameeyey 10-ka qabiil ee Afrika ugu dagaalyahansan, kuwaasoo ay 1-aad ka gashay Soomaalidu.

Badmareennadii iyo qorayaashii reer Yurub iyo Bariga Dhexe ee Somalia tacaburka ku yimid waxay isku raaceen hal arrin waana ba’naanta iyo dagaalyannimada Soomaalida oo aan geerida ka cabsan.

Halkan hoose ka daawo…

Hadalsame Media