(Hadalsame) 02 Agoosto 2020 – Dayuuraddii ugu horreeysey ee toos ah misna rakaab ah ee isku xirta Israel iyo Imaaraadka ayaa Isniintii ka degtey magaalada Abuu Dabeey iyada oo sidda wefdi ka kooban Maraykan-Israeli si ay u caadiyeeyaan xiriirka Tel Aviv iyo Abuu Dabeey.
Yeelkeede, isla qoraal ku yaalla dayuuraddaasi ayaa durba dood xasaasi ah dhaliyey, kaddib markii ay dadku arkeen magaca magaalo ku taalla dhulka ay xoogtey oo ku hoos qoran shirka dayuuradda.
Magaaladaasi waa Kiryat Gat oo awal inta aysan Yuhuuddu xoogin la oran jirey al-Faluujah, ayaa ku taalla dhanka Degmooyinka Koonfureed ee Israel oo ah dhulka loo yaqaan Lama Degaanka Negev, waxaana halkaa ku nool 240,000 Falastiiniyiin ah oo u badan badaawiyiin magaalooyinkoodi la qabsaday isla markaana lagu hayo cadaadis bulsho oo adeegyada loo diido si loo barakiciyo.
Gabar Liina la yiraahdo ayaa soo qortay: ”Tani waa cajiib. Erayga ”nabad” ayaa 3 luuqadood lagu qoray, waxaana ku hoos qoran Kiryat Gat, oo ah magaca degaan sharci darro ah oo Yuhuudeed, taasoo ku dul fadhida haraaga maydkii awoowayaasheey ku noolaa xaafadda Falastiiniyiinta laga isir tiray ee al-Faluja.
This is hilarious. The word “peace” written in 3 languages on the plane, and written below the cockpit window on one side is Kiryat Gat, the name of the illegal Jewish settlement that sits on the remains of my grandparents’ ethnically cleansed village, al-Faluja. https://t.co/yIgXe9g3JP
— لينة (@LinahAlsaafin) August 30, 2020
Can they write the name of the occupied town Kiryat Gat in Arabic too? I don’t think so, it’s called قرية الفالوجا by the way, where a massacre of its Arabs population occurred in 1948 to drive them out of it, we’ll never forget, we’ll never forgive. https://t.co/fms3RoXUjD
— Mohamed (@mohamed_latif) August 31, 2020
the word peace is written under kiryat gat which is built over the ruins of the ethnically cleansed al faluja. it was cleansed after the war thru intimidations United Nations observers reported to UN mediator that the intimidation included beatings, robberies, and attempted rape https://t.co/x52ZfhsqDI
— fathi ?? (@Towelhead__) August 30, 2020
hey, leftist Israeli here. Indeed Kiryat Gat sits on top of Faluja. But what’s illegal about it? It’s within the ’48 line. And in what way is it a “settlement”?
— More Oaks Less Humans (@MoreOaksAreGood) August 30, 2020
Yes it was. I know that very well. Following heavy fighting by the Egyptians who stopped on the way to cleanse some jews nearby. But my point stands. If Qiryat Gat is illegal, so is any other city in Israel. You support the ethnic cleansing of about 8 mil. Jews living here now?
— More Oaks Less Humans (@MoreOaksAreGood) August 30, 2020
Hadalsame Media