”Akshay Kumar dadka ayuu saacadaha ka urursadaa iyagoo aan ogayn!” – Madhuri Dixit oo arrin kashiftay!

0

(Mumbai) 12 Luulyo 2020 – Arbaha Bollywood ee Khiladi Kumar oo loo yaqaanno Akshay Kumar oo lagu yaqaanno inuu dhibo jilayaasha kale ee la shaqeeya ayaa la kashifay arrin uu caan ku yahay.

Qalanjada Bollywood ee Madhuri Dixit oo Akshay Kumar dhowr film la keentay sida ‘Aarzoo’ iyo ‘Dil To Pagal Hai’ ayaa sheegtay in ay labadoodu si wanaagsa isu fahmaan.

Waraysi ay bixisay dhowaan, waxay Madhuri ku sheegtay in Akshay Kumar OLY Mr Bond dhanka Soomaalida, uu saacadaha ka urursado ama ka qaato isagoo aan ogaysiin.

Arrintan ayaa dad badan oo Akshay Kumar yaqaan ama taageera la yaab qosol miiran ah ku noqonaysa.

Hadalsame Media