DHEGEYSO: Sweden oo loo fasaxay inay u safri karaan 10 dal oo Yurub ah (Waa kuwee?)

0
STOCKHOLM 20161230 Flygpassagerare kontrollerar avgångstiden i terminal 5 på Stockholm Arlanda Airport. Foto: Fredrik Sandberg / TT / Kod 10080

(Stockholm) 18 Juun 2020 – 10 waddan oo ka tirsan EU ayaa laga bilaabo 30-ka juun loo fasaxay bulshada Sweden iney safar ku tegi karaan, halka horey loogala taliyey dhammaan waddamada EU iyo ESS inaan lagu tegin safar aan daruuri ahayn illaa iyo 15 luulyo, sida ay faafifay Ekot.

Gariiga, Aysland, Talyaaniga, Croatia, Luksember, Bortaqiiska iyo Iswiiserlaand, Biljim iyo Faransiiska.

Sidoo kale marka laga yimaado 10-ka waddan ayaa intooda kale waddammada EU iyo ESS talo bixintii xayiraadda la gaarsiiyey illaa iyo 31-ka bisha agoosto, sida ay sheegtay Ann Linde (S).

Hadalsame Media