(Hadalsame) 23 Maajo 2020 – Maamulka, qorayaasha, shaqaalaha iyo dhamaanba howl-wadeenka Hadalsame Media waxay hambalyo ku aaddan Ciidul Adxaa u dirayaan dhamaanba shacabka Muslimiinta ah ee Soomaaliyeed guud ahaan, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed.
Waxaan sanadkan sanadkiisa kale umadda Soomaaliyeed u rajaynaynaa inay ku gaaraan caf, caafimaad, nabad iyo baraare ay dhibka uga raystaan.
Kulla caam wa antum bi alfi khayr.
Hadalsame Media