DHEGEYSO: ”Janan hannaga boxo, hubkana hallaga dhigo!” – Mas’uuliyiinta Mandera oo Dowladda Kenya baaq u diray

0

(Mandheera) 10 Feb 2020 – Masuuliyiinta Mandheera oo ah aad ugu dhow Buulo Xaawo oo ay beryahan shaqaaqooyin ka taagnaayeen ayaa Cabdi Janan ugu baaqay inuu hubkiisa kala boxo Mandheera.

”Dowladda Kenya si deg deg ah halkaa ha uga saaraan, ma ogolaan karno in dad hubaysan oo dal kale ka yimid ay iska soo galaan Mandheera.” ayay yiraahdeen.

Halkan hoose ka dhegeyso warbixin ay siiyeen VOA.

Hadalsame Media