(Washington, DC) 05 Feb 2020 – Wakiillada Ilhan Omar (D-Minn.) iyo Rashida Tlaib (D-Mich.), oo ah haweenkii ugu horreeyay ee gala Koongarayska Maraykanka ayaa soo xirtey dharka hiddaha iyo dhaqanka ee Somalia iyo Falastiin.
“Waxaan xiranayaa Thoobka Falastiin si aan ugu mudaaharaado Madaxwaynahan laga gole joojiinayo,” ayay tiri Rashiida.
”Haa walaashay, joogisteennu waa wax iska caabbin. Waxaan xiranayaa Cambuurkii Ayeeyo, anigoo aqalka la imanaya shucuurtii Carraweelo.” ayay uga koobisey Ilhaan Cumar.
Cumar iyo Tlaib ayaa ka mid ah gabdho isbeddel doon ah oo afar ah oo lagu naanayso “kooxda”, labada kale waa Ayanna Pressley (D-Mass.) iyo Alexandria Ocasio-Cortez (D-N.Y.).
Yes sis, our presence is resistance ?? I am wearing my Ayeeyo’s Cambuur garbeed and bringing the Arawelo spirit to the people’s house. #firsts #RepresentationMatters #SOTU https://t.co/xOkZRB432y pic.twitter.com/a7GHiEo1uY
— Ilhan Omar (@IlhanMN) February 5, 2020
Reps. Rashida Tlaib and Ilhan Omar, the first two Muslim women elected to U.S. Congress, wore traditional Palestinian and Somali clothing to the #StateOfTheUnion:
“Being unapologetically me is my way of protesting this impeached president.” pic.twitter.com/FkgR0as0F2
— AJ+ (@ajplus) February 5, 2020
Hadalsame Media