DHEGEYSO: ”Ilmahaygii xoog ayaa la iiga kaxaystay” – Hooyo Faadumo Buraanbur oo Hadalsame u warrantay

0

(Gävleborg) 11 Jan 2020 – Hooyo Faaduma Ciise oo ku magac dheer Faadumo Buraanbur oo ah hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Degmada Gävleborg ee woqooyiga Sweden ayaa laga qaatay 7 carruur ah oo ay dhashay.

Hooyo Faadumo ayaa sida ay wax u dheceen, tillaabada ay qaadday, waxa loo cuskaday ilmaha laga kaxaystay iyo kaalmada ay Soomaalida ka heshay uga warrantay Hadalsame Media.

Waxaa waraysiga qaadaya Maxamed Xaaji

Halkan ka dhegeyso waraysiga oo dhan…

Hadalsame Media