(Hadalsame) 30 Dis 2019 – Waxaa durba furmay suuq-jiilaalka kala iibsiga ee kooxaha ka dhisan horyaallada kala duwan ee qaaradda Yurub, kaasoo ay kooxiba doonayso inay iska daariso halkii ka daloosha.
Waxaannu haddaba qaybtan ku eegaynaa warbixin ku saabsan laacibiinta kala duwan ee ay kala doonayaan kooxaha ka dhisan horyaallada Spain, Ingiriiska, Talyaaniga, Jarmanka iwm.
Waxaan kale oo aannu qaybsan ku eegaynaa halyeeygii Man United ee Paul Scholes ayaa isna wuxuu liidey guusha kooxda Liverpool ee Koobka Kooxaha Adduunka.
Waxaa isku soo duwey soona jeedinaya Maxamed Xaaji.
Hadalsame Media