Go’aan jirid goyn kara gebi ahaanba Masjidka Towfiiq ee lagu muransanaa oo hawada ku jira

0

(Oslo) 19 Dis 2019 – Sida lagu faafiyay TV-ga NRK ee dalkaasi Norway, ururka Towfiq Islamiska Centeret ayaa qarka u saaran in gebi ahaanba la baabi’iyo.

Ururkan ayaa ah midka gacanta ku haya Masjidka Towfiiq ee ugu wayn magaalada Oslo, kaasoo la xirey qarkana u saaran inaan dib dambe loo furin.

Go’aankan ayaa lagu wadaa in lagu dhaqaaqo muddo 5 todobaad gudihiis, waxayna meesha ka saari kartaa gebi ahaanba masjidka Towfiiq.

Halkan hoose ka akhri xogta oo faahfaahsan.

Hadalsame Media